Qoolley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoolley

adar | curcurrey | humburuq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg