qoorgooye
(m.l)

Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.

qoorgooye
(m.l)

(daaw.) Meninjiito. Halaamacoodka xuubabka maskaxda oo u keeno fiirus, ama baktiiriya keeno oof wareen, xabbad ama qaaxo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoorgooye

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg