Qorequdde

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dayaal, m.l/dh)

Qori madow oo inta la jejebiyo kaneecada guryaha looga shido, oo gabdhaha la guday iyo naagaha umusha ah loogu uumiyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorequdde


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg