Qorrato

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Jaad la bah ah goodaaddada ama qallajista oo ku nool guryaha iyo geedaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorrato


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg