qorraxsi
(m.l)

ld qorraxsad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qorraxsi

qorraxsasho [m.f.dh]
eeg qorraxso. ld qorraxsad, qorraxsi.

qorraxsiidhac [m.l]
ld qorraxdhac.

qorraxsin [m.l]
Jahada ay qorraxda u dhacdo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg