qotome
(m.l) (-mayaal, m.l/dh)(xis.) Waxyaabo ay isku qotomaan, tusale ahaan: laba xood waa ay isku qotomaan haddii taabteyaashoodu halka barta isgoyska ay yihiin qotome.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qotome ↴
ligane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
1. Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman. 2. Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg