qotonsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax meel la qotonshay ahaansho (weel, qori, iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qotonsan

qotonsanaan [m.f.dh]
eeg qotonsan. ld qotonsanaansho.

qotonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qotonsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg