Qowle

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Dad aan shaqo lahayn oo dadka kale dhaca. ld qawle, qowleysato.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qowle

qawle | qowleysasho | qowleysato | qowleyso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg