Qulbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga:

(iyay, -isay) Ciil iyo murugo cid ku beerid. ld qulubsii.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulbi

qulbid | qulbin | qulubsii | qulubsiin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg