Qullatayn

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.l)

1. Dar ama berkad dusha ka feedan oo masaajiddada loo dhiso oo lagu weysaysto. 2. Qiyaas biyo ah oo si sahlan aan u nijaasoobin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qullatayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg