Qulqul talantaaliya
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) (q.t.) Qulqul danab oo dhex maraya mareeg danab, si joogta ahna u beddelaya jihada marar badan halkii seken.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qulqul talantaaliya ↴
matoor | qumiyeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg