Quluud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ulajeedo naftu u bogto oo ku raaxaysato; macne loo jeelo oo la jeclaysto; murti; xallad; milgo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quluud


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg