Qumbahoole

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Qalab leh af u eg kan mishaarta oo qumbaha lagu xoqo, gadaalna ku leh qori dheer oo lagu fadhiisto. ld qumbahool.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumbahoole

qumbahool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg