Qunjuraaf

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Jajab yaryar oo wax weyn oo dhammaa oo is-haystay ka soo go'ay. 2. Hambo. 3. Socod yar oo wax yar oo lagu noolaado lagu raadsado.

Qunjuraaf

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Xoolo meel unuunufid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qunjuraaf

qunjuraafid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg