Qurquro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1.Laf jilicsan oo shafka geelu ka samaysan yahay. 2. Qolob-dhabashada awr qooqani sameeyo. 3. ld qurqurin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurquro

qurqurin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg