Qurud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badanaa keena dhalmo la'aan, haddaan laga daaweyn.

Qurud

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rday, -rudday; -rdi)

Harag timo ka wada hoolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurud

qurdid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg