Qurux-u-bogid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Waxay la xiriirtaa qiimeyn qurux iyo fan qurux u bogid. 2. (fals.) Qeyb ka mid ah barashada falasafada ee ku saabsan quruxda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurux-u-bogid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg