Qush
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qush ↴
dacar | duqush | qushaash | qushaash | qushaashid | qushayn | qushaysan | qushaysnaan | qushaysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg