Quun-saneed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(c.nafl.) Qanjirro linfo sooheed ah qaybta sare ee dhuunta oo marka ay bukoodaan sanka xira.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quun-saneed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg