Quur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Qiimaha iyo sharafta wax leeyihiin ama ku haboon yihiin ama ay istaahilaan oo loo diido. 2. Wax aan qiimo lahayn ama muquuno ah.
Quur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax bixintooda hurid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quur ↴
darrow | darrow | liid | maaquurre | maaquurree | maaquurreyn | maaquurreys | maquur | maquur | maquuri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg