Quurso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Qof xaqirid; yasid. 2. Wax saluugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quurso ↴
quursasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg