Raadar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)(fiis.) Qalab dareema meesha iyo jihada socodka ee walxo meel fog maraya sida maraakiibta iyo dayaara-daha, waxana qiyaasta laga qaataa dhudaha birlabdanabeedka soo noqday, kaddib mar-kii ay abbaareen walaxda socotay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadar ↴
raadaar | dhud | elegtroonig |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg