Raadtiro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Qof si aan raadkiisa loo arkin u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadtiro

raadtirasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg