Raddi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Markhaati burin. 2. Cid dhaar lagu helay cid kale ku wareejin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raddi

diraddiraale | diraddirayn | diraddire | diraddiree | diraddiro | diraddiroole | raddigal | raddin | raddiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg