Rahan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.

Rahan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld rahaamad¹.

Rahan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hmay, -hantay; -hmi)

1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rahan

curaar | rahaamad | rahaamad | rahaamado | rahmid | rahmo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg