Raqo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Urur xiddigo ah gu'ga soo baxa ka kooban toddoba lana kala yiraahdo: godin, listan, lixo, cadaad, aqaalli-guduud, aqaalli cad iyo afaggaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raqo ↴
kooraqore | maraqoobid | maraqow | shaaraqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg