Rayfal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Buntukh dheer oo qaada 11 (kow iyo toban) xabbadood oo markiiba ay ka dhacdo hal rasaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rayfal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg