Rayid
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:1. Shacbiweynaha aan askarta ahayn. 2. Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rayid ↴
raaciye | rayidnimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg