Riddow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka bixidda laga baxo diinta Islaamka. ld riddoobid.
Riddow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Diinta Islaamka ka bixid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riddow ↴
riddoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg