Ridiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. R. ah: cajiin. 2. ld ridqid.

Ridiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-dqay, -diqday; -dqi)

Badar cajiimid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ridiq

ridqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg