Rigaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daal iyo jiiro go'.

Rigaax

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

1. (f.g) Wax si aad ah u burburin. 2. (f.mg) Daal iyo jiiro go'dareemid.

Rigaax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld riyaax¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rigaax

rigaaxid | riyaax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg