Rigrigo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. ld rigrig 1. Tolmo isdhaafdhaafsan oo weelka afkiisa lagu sameeyo si dilaaca looga ilaaliyo. 2. Dagaal weyn oo lagu hoobtay.
Rigrigo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)Weel rigrig ku tolasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rigrigo ↴
qarbidix | rigrig | rigrig | rigrigasho | rigrigee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg