Riigbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. R. ah: weel gaaray waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa. 2. ld riigbixid.

Riigbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Weel waqtigii uu hooraha lagu shubo ceshan lahaa gaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riigbax

riigbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg