Riiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Iligga intiisa cirridka ku dhex-jirta. 2. Birta faaska inteeda dhuuban ee daabka la dhex-geliyo.

Riiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Adkeysiga loo yeesho orodka muddo dheer. ld riir².

Riiq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riiq

ibriiq | tafaariiq | anqaas | bariiq | barriiqasho | barriiqo | barriiqo | cariiq | cariiqsad | cariiqsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg