Ris
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
Ris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed laamo dhaadheer, dhuu-dhuuban oo guryaha carshaanta ah lagu dhisto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ris ↴
saabbuunmaris | xaadiris | baadiqaris | jaanguuris | nabaadguuris | qaaris | qaarris | uris | uriso | ururis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg