Saabcaaree

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)

Wax qaabka xuubka caarada leh samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saabcaaree

saabcaarayn | shabaag |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg