Saad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.

Saad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Geed weyn oo looxaan adag leh oo wax lagu dhisto, alaab qurux badanna laga samaysto. 2. Cunto safarka loo qaato; sahay. 3. Xarun ciidamada looga maamulo huga iyo raashinka. ld saaj.

Cali wasaad*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Macne Dheeraad ah

Hadal aan mug iyo macno laheyn oo uu qofku dadka lafadhiya kula taaha

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saad

saaci | saadaal | saadaal-cudur | saadaali | saadaalin | saadari | saaddambe | saaddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg