Saadaal-cudur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Saadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaanka iyadoo la tixraacayo aqoonta socodka cudurka oo horay loo lahaa, lana tixgelinayo caafi-maadka guud ee bukaanka, da'da iyo jin-siga bukaanka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saadaal-cudur ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg