saado
(m.dh)Dhibaato qof aanay hayn saadsasho.
saado
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)S. ah: dad sharaf leh.
saado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aaday, -aadatay)Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saado ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg