Saamajiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Si caajis iyo itaaldarro ku jirto oo loo socdo.

Saamajiid

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Si caajis iyo itaaldarro ku jirto u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saamajiid

saamajiidid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg