Saamee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)

1. Wax raad ku reebid. 2. Wax cid khuseyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saamee

saamayn | taalaasemiiya | afweyn-holac | cilmiga cimilada | feleg | juqraafiga dadka | karjinooma | madduul | maqaalad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg