Saangan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gamay, -gantay; -gmi)

Qof sixir uu kaga cararo meel uu joogay ku samayn.

Saangan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax sixir ka dheereeya meeshii uu joogay lagu sameeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saangan

saangaman | saangamid | saangamnaan | saangannaan | saangannaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg