Saanreeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

1. Cudur geela ku dhaca oo tabar-yaraan ku reeba. 2. S. ah: neef geel ah oo caato ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saanreeb


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg