Saaq
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhir geedaha kale ku faalasha. 2. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyadaha oo u dhiganta laba caanadood oo waayadii hore la isticmaali jirey.
Saaq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Dhir geedo kale ku faalalid. 2. Xanuun, sun iwm jirka ku fidid. 3. Ur dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaq ↴
saanqaad | saaqan | saaqan | saaqan | saaqid danab | saaqid | saaqid | saaqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg