Saaqan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Isbeddelka ku dhaca xaaladda walax ayna sababtay badad xoog.
Saaqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qmay, -qantay; -qmi)Wax wareersan noqosho.
Saaqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)1. Wax wareersan ahaansho. 2. Qof, wax la saaqay ahaansho. ld saaqsan. saaqid
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaqan ↴
saaqmid | saaqnaan | saaqsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg