Saaqid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo/-diin, m.dh)1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn. 2. Arday waxbarasho la socon waayey.
Saaqid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg saaq².
Saaqid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Nin liita oo aan meelna ku wanaagsanayn noqosho. 2. Qof imtaxaan ku dhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaqid ↴
saaqan | saaqid danab | saaqidad | saaqid birlabdanabeed | saaqidid | irsaaqid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg