Saardiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Kalluun badeed lullumada u eg oo badanaa la qasacadeeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saardiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg