Saaruq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

Laamaha iyo caleemaha dhirta badda oo hirku xeebta ku soo tufo ama biyaha dul sabbeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaruq

daadxoor | leelo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg