Saayaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qiin, m.dh)

Nin qalinka, dahabka iwm ka sameeya waxyaalaha lagu xarragooda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saayaq


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg