sacabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sacabso ↴
sacabsasho [m.f.dh]
egg sacabso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg